Ciidanka Amaanka oo ka hortagay Qarax Shacabka lagu waxyeelayn lahaa

Ciidanka Amaanka oo ka hortagay Qarax Shacabka lagu waxyeelayn lahaa

252
0
SHARE

Ciidanka Amaanka ayaa fashiliyay  Gaari ay saran yahiin waxyaabaha Qarxa oo kooxda Aragagxisa ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah.

Ciidamada NISSA ayaa ka war helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyada oo ay ciidadamu cayrsadeen Gaariga, kooxdiiw adatayna ay uga carareen isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, halkaasna uu ku qarxay. Sida sheegtay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA

Faahfaahinta Wana idin soo gudbin doona insha allaah

LEAVE A REPLY